
Galgankeena xoogeeystayee Heerka sare gaadhey,
> Habeenki iyo dharaatoo dhan baa heegan looyahayee,
>Wax leeysku Heesku heeystaaba Hoodka dhagax buure
>Hubka iyo waxaa Leeysku ridi holaca baaruude.
> Hanti Waxaan Laheey iyo Naftaba Waa lahurayaayee,
>Haasaawihii iyo Ladaa Heeyb kanaan ahayee,
> hABSAN WEEYE KII SIIFADHIYA XABASHI hOOSTEEDA,
>Kuwa uu hunguri Qaadayoow waad Hawiranteene,
>Huurada tigrega intii Aad Hanbada dooni ,
>Ogadeeniya Hodan ahoo Laguhawoodaaye
>Habsanweeye kiisaiifadhiya xabashi hoosteeda,
>Horarka iyo Waraabaha Intuuheeysto gurigeena.
>Hagardaamo mooyeen Hasugin Horumar Aad gaadho.
>Gobanimo Waxaa laguhanta dhiiga lohurayee
>Jabhadeena hanaqaadayee jananku uu heeysto
>waa hogaan aqoon fiicanoo heerar somarayee
>waa hoolkar geesiyoo illaah hibo inoosiiyey.
>Hoodka waxuu oogutagi wiilal halabeeystey,
>oo aan hurdada seexanoo heeysta qorigooda,
>halgan baa diyaarlooyahiyo dowlad hanaqaada
>maalka iyo naftaba waa lahuri hadiya weeyaane
>heshiisku na waa been hadalka ku sheego
gobanimo waxaa lagu helaa holac rasaaseede,
>habsanweeye kiisiifadhiya xabashi hoosteeda
>
Tiriye guuldoon
Shilaabonews