Qaybta Warka
Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Wargeyska San Diego Union Tribune oo ka hadlay OYSU San Diego iyo munaasabadda,Walk to end genocide”

Daawo,Barnaamjka, Ilays TV Norwey Tacadiga Ogadeniya iyo Xuquuqul Insaanka

Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdi KMG ah oo ay ku shaqeyn doonto Dowlad goboleedka Jubbaland

Daawo, Ilays,TV, iyo Khudbadii Shirkii, Melbourn, Gudoomiye Ku Xigeenka, ONLF, Mudane Maxamed Ismaaciil,

shirwaynihii faraca Jaaliyada, Gauteng South Africa oo guul kusoodhamaaday

Warbixino dheeraad ah oon ka helnay dagaalkii lagu qaaday Barmiilka

Warar muhiim ah oon ka helnay gudaha Ogaadeeniya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal aad u khadhaadhaa oo ka dhacay Magaalada Barmiilka, weerarkaasi oo lagu qaaday fadhiisin ay askarta gumaysigu ka daganaayeen magaaladaasi.

Waxay cutub katirsan NH/CWXO 8dii Bishan 9aad ee 2012 weerar ku qaadeen Magaalda Barmiilka fadhiisin ay Askarta gumaysigu ku lahaayeen halkaas. Wararar dheeraad ah ayaa ka soo baxay weerarkaa oo ku saabsan khasaara dagaalkasi uu u gaystay cadawga oo ah bakhtiga ciidankiisa. Warkii ugu dambeeyay een ka helnay ilo-wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in askarta gumaysiga ee lagaga dilay goobta ay gaadhayaan in kabadan 55 Askari halka dhaawacuna uu ahaa  61kale.

Dhanka kale 16/09/2012 Deegaanka lagu magacaabo Tar-foodley oo katirsan magaalada godey dagaal ka dhacay ayaa waxaa askarta gumaysiga lagaga dilay 2askari waxaan lagaga dhaawacay 2kale. Sidoo kale dagaal ka dhacay deegaankaDooxa- yarey oo Qobridahar karitsan ayaa waxaa lagu dhaawacay 2 askari oo kuwa gumaysiga ah.

Isla 16/09/2012 Dagaal isna ka dhacay meesha lagu magacaabo Cabdille-gadda oo katirsan Galaalshe aya waxaa askarta gumaysiga loogu gaystay khasaare lixaadle.

ONA.