Qaybta Warka
Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Wargeyska San Diego Union Tribune oo ka hadlay OYSU San Diego iyo munaasabadda,Walk to end genocide”

Daawo,Barnaamjka, Ilays TV Norwey Tacadiga Ogadeniya iyo Xuquuqul Insaanka

Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdi KMG ah oo ay ku shaqeyn doonto Dowlad goboleedka Jubbaland

Daawo, Ilays,TV, iyo Khudbadii Shirkii, Melbourn, Gudoomiye Ku Xigeenka, ONLF, Mudane Maxamed Ismaaciil,

shirwaynihii faraca Jaaliyada, Gauteng South Africa oo guul kusoodhamaaday

Wariyaashii Reer Sweden Johan Persson iyo Martin Schibbye oo Ka Hadlaya Been Abuurkii Laga Sameeyey

Labada wariye ee reer Sweden ayaa ku soo noqday dalkooda xalay markii ay ka soo dageen Gagiga Caalamka ee magalada Stocholam, waxaa soo dhaweeyey qoyasaskooda iyo saxibadooda iyo waliba Jaliyada Ogaadeniya iyo Ururka OYSU, wariyaasha ayaa maanta ka hadalay xadgudbyadii iyo been abuurkii ay ka sameeyeen dawalada Itoobiya ka talisa waxayna sheegeen in lagu eedeeyay inay yihiin Dad argixiso ah oo la shaqayanayay argaixiso oo ay ula jeedeen JWXO Inkastoo aysan noo suurta galin inaan fahano luuqada Swedishka oo ay ku hadalayeen hadana waxaan rajaynaynaa inaan idiin soo gudbin doono marka aan helo Dad yaqaana luuqada oo noo soo gudbin doono waxa ay ka hadalyeen oo dhan









Shilaabonews.com