Qaybta Warka
Socdaalkii Naftii Hure Maxamed Shariir iyo Xaalada guud ee Ogaadeniya,

Ciidan, Cusub oo Boolisa oo Jubbaland ay leedahay oo Saaka lagu arkay Wadooyinka Magaalada, Kismaayo

Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Wargeyska San Diego Union Tribune oo ka hadlay OYSU San Diego iyo munaasabadda,Walk to end genocide”

Daawo,Barnaamjka, Ilays TV Norwey Tacadiga Ogadeniya iyo Xuquuqul Insaanka

Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdi KMG ah oo ay ku shaqeyn doonto Dowlad goboleedka Jubbaland

Kuluncaam, Wa Antum Bikhayar, Taqabala Laahu Minaa Waa Minkum, Ciid Mubaarak,



                                                       


Dhamaan Umada Muslimiinta ah Guud ahaan Umada  Soomaaliyeed, Gaar ahaan Umada Soomaalida, Ogaadeniya, Waxaa Dhamaantiin idin leenahay Meel Kasta oo aad Joogtaan Gudaha iyo Dibadaba, Ciid Wanaagsan Sanadkan Sanadkiisana inaga oo xora Inaga oo Wadankeenii ku ciidana in Allaah uu ina tuso, waxanan Allaha Subxanahu Watacalaa  inooga baryaynaa dhamaanteen in ilahay inaga aqbalo 30kii Maalmood ee aan ka soo soonay Bishii barakaysanayad ee Ramadaan, dambigeniina uu  allah dhaafo kuweena Dulamna uu ka qaado dulmiga kuweena Lunsana uu soo Hanuuniyo Quluubteena uu isu soo Dumo Amiin yaa Rabi. Taqabala laahu Minaa wa Minkum wa Saalixul Acmaal, Ciid Mubaarak Ciid Mubaarka, 




Maamulka Shilaabonews.com