Qaybta Warka
Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Wargeyska San Diego Union Tribune oo ka hadlay OYSU San Diego iyo munaasabadda,Walk to end genocide”

Daawo,Barnaamjka, Ilays TV Norwey Tacadiga Ogadeniya iyo Xuquuqul Insaanka

Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdi KMG ah oo ay ku shaqeyn doonto Dowlad goboleedka Jubbaland

Daawo, Ilays,TV, iyo Khudbadii Shirkii, Melbourn, Gudoomiye Ku Xigeenka, ONLF, Mudane Maxamed Ismaaciil,

shirwaynihii faraca Jaaliyada, Gauteng South Africa oo guul kusoodhamaaday

Dagaaladii ugu dambeeyay ee lagu qaaday cadawga

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO warbixinadii ugu dambeeyay oo sheegaya dagaalo dhawr ah oo lagu qaaday askarta daalan ee gumaysiga Ethiopia ku waasi oo ka dhacay deegaano kamid ah wadanka Ogaadeeniya.

Dagaaladaasi ayaa waxay kala dhaceen taariikhaha kala ah;

- 2/08/2012 Halka lagu magaacaabo Kortag-dheere oo Dagmada Gunado ee Gobolka Jarar dagaal halkaasi ku dhex maray Askata Mooraalka Jabasan ee gumaysiga Ethiopia ayaa waxaa lagaga dilay 3 Askari.

- 04/08/2012 Deegaanka Gobleey oo oo isna katirsan Dagamada Gunado ee Gobolka Jarareed weerar lagu qaaday Askar gumaysi oo deegaankaasi joogtay ayaa waxaa lagaga dily 4 Askari.

- Deegaanka Dhabiile oo Dagamada Dhagaxbuur kartis taariikhdu markay ahayd 13/08/2012 fal gaadmo ah oo lagu fuliyey askar gumaysi oo deegaankaasi ku sugnayd ayaa waxaa lagaga dilay 2 Akari.

- 08/08/2012 Goladheerti oo Dagmada Dhagaxbuur karitsan Dagaal halkaasi ka dhacay waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 2 Askari waxaana lagaga dhaawacay 3 kale

- 12/08/12 Deegaanka lagu magacaabo Goora-hudha oo katirsan Deegaanka Miidhaa ee Gobolka Fiiq weerar ay halkaasi ku qaadeen cutub katirsan NH/CWXO ayaa waxaa askarta daalan ee gumaysiga madow ee Ethiopia lagaga dilay 7 Askari halka dhaacawucuna uu kor udhaafayo 4 kale.

- 10/08/20120 Degaanka lagu magacaabo Taakule oo karitsan Deegaanka Raqey ee Gobolka Fiiq weerar isna si heer sare ah loo qorsheeyey oo lagu qaaday askar gumaysi oo deegaakaasi ku sugnayd ayaa waxaa lagaga dilay 10 Askari.

Waxaa iyaguna jira dagaalo kale oo ka kala dhacay deegaanada kala ah Golduulaan oo katirdan Galadiid, Xanarsaney iyo Odo oo katirsan Dagmada Jigajiga ku waasi oo khasaare lixaadle lagu gaadhsiiyey askarta Gumaysiga Ethiopia oo faafaahintooda aan gadaal ka soo tabin doono.

ONA.



Hambalyada Salaamaha CiidaKu soo Dir Shilaabonews.com,

Waxaan dhamaan ku war galinaynaa, umada reer Ogaadeniya ee Jecel halganka in ay noo soo diri karaan salamaha Ciida  Fidriga oo qoraalah oo aan idinku soo daabici doono hadii Allaah idmo boga hore ee shilaabonews, ruux kasta oo danaynaya oo doonaya inuu salaamo eheladiisa asxaabtiisa iyo dhamaan saxibadiis Fadlan noogu soo aadi Emailka ah Laasoole@gmail.com ama                                   WararkaShilaabo@yahoo.comama Shilaabonews.com/Nala soo xiriir dabadeed ku soo qor fariintaada maalinta ciida ah waanu soo dabici doono salaantada ama dhambaalkaaga hadii alaah ogalaado

 

Maamulka Shiilaabonews.com