
Salaamaha ciidda barakaysani sokeeye iyo qaraababa sad bay u tahaye samaawaadka sare iyo usii mari Xoriyo.
Bishaaro Bishaaro Bishaaaaaaaro,
Dhammaan dhagaystayaasha sharafta leh ee Radio Xoriyo meel kasta oo ay caalamka ka joogaan waxaa loogu bishaaraynayaa inay Radio Xoriyo albaabaha u furtay qabashada iyo lalinta ama gaadhsiinta salaamaha iyo tahniyadaha ku aadan ciida barakaysan ee fooda nagu soo haysa(Ciidul-Fitri).Waxaana dhagaystayaasha lala socodsiinaynaa inaan salaamahooda iyo tahniyadahooda ay u kala dirayaan asxaabtooda,eheladoda iyo inta ay jecel yihiin aan gaadhsiin doono xiliga ku haboon anagoo usii marinayna hawada Radio Xoriyo.
Hadaba ciddii doonaysa inay asxaabtooda,eheladooda iyo inta ay jecel yihiin hawada u mariyaan salaamaha ciida barakaysan waxaan leenahay waqtiga idaacada oo kooban awgii yaan lagaaga hormarin inaad salaamahaaga iyo farxada ciida la wadaagto asxaabtaada ku kala nool daafaha aduunka, Waxaad noogu soo hagaajinaysaan salaamihiina ciwaankan:
Raadioxoriyo@yahoo.com
Mahadsanidiin
Maamulka Radio Xoriyo