
Magalada birqod ayaa lagu qaaday weerar xoogan oo lala beegsaday xarumaha ciidamada wayanada ee ku yaala degmada birqod, waxaana halakaas loogu gayastay cadawaga jab aad u xoog badan oo laga dilay maxaysato badan iyo gadiid badan oo laga gubay, hadaba waxaad ka dhagaysataa Radio qoraxay oo waraysi kala yeelatay arintaan gudoomiyaha taliska dhee ee JWXO Sulub Cabdi Axmed
Halkan ka dhagayso Radio Qorahay
Shilaabonews.com