
Shilaabonews-Adisababa
Maleeshiyada Wayanada ee ka hawal gala magalada Adisababa, ee Xaruunta Gumaysiga Itoobiya, ee loo yaqaan Fedral Police ayaa werer ku qaaday misaajid ku yaala Magadalada Adisababa, shalay Salaadii jimcaha, waxayna halkaas dhibaato isugu jirta, Jirdil iyo xadhig uugu gayaseen Muslimiin ku cibaadaysanaysay misaajido ku yaalay goobaha ay ku qaadeen wererka naxariis darada ah misajidaas ayaa ku kala yaalay magaalooyinka Adisababa iyo Dessie si kastaba ha yeeshee waxaa wali soconaya Weraradii ka dhanka ahaa ee muslimiinta lagu hayay iyo muslimiinta oo dhinacadooda ka wada Mudaharaadyadii ay kaga soo horjeedeen dulmiga iyo dhibaatada ay ku hayaan diintooda suuban Maleeshiyada masixiiynta Tigreega ah ee xukunka xaranta ah ku hayasta Itoobiya




Xaashi-dhiin Cadceed
Shilaabonews.com
Adisababa