Qaybta Warka
Dhambaal, Furan, oo Ku Wajahan Madaxada Jabhada Wadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO,

Ciidamada Wayaanad, ee Itoobiya, oo Dad shacaba ku Laayay Tuulada Galaalshe,

Jigjigga maxaa ka dhigay timir xabaal taalaa”? Ogadeniyana itoobiyaa gumeysata Jigjiggana Ina Iley!!!!

Socdaalkii Naftii Hure Maxamed Shariir iyo Xaalada guud ee Ogaadeniya,

Ciidan, Cusub oo Boolisa oo Jubbaland ay leedahay oo Saaka lagu arkay Wadooyinka Magaalada, Kismaayo

Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Garnaqsi (dhab iyo dhalanteed) Ogoow Nabad diidku Waa Wayanada Itoobiya

Dadka had iyo jeer yidhaa waxaan nahay Ethiopian ma dhabaa mise waa dhalanteed? Qodobka 39 ee sharciga Ethiopia ayuu qabtaa? Somaalida Ogaadeeniya ma khuseeyaa qodobkaasi 39d? Nabadiidku waa ayo? Dhulkayga ma cidbaan marti uga ahay? Luyu Police waa ayo, ayeyse u shaqeeyaan? Ninka Gumaysi U shaqeeya ee qoriga u qaaday si uu Aaabihi ayo walaalkii u dilo, ma anigaa? aniga waxaan lee ahay marka hore Ehiopian baan nahay waa dhalanteed ee dhab maaha, waayo la ma hayo meel aan kaga midnoqonay Ethiopia, lana helimaayo wax cadayna. Qodobka 39d eniga soomaalida ogadeeniya inama khuseeyo, ee ethiopiayanka keliya ayuu khuseeya. Nabaddiidku waa ethiopia,waayo iyaga diidaaya in ay dhulkaya ka baxaan. Ma daama anagu dhulka iska leenahay, marti uga noqon mayno cidna. Luyu police waa ehtiopian afkeena ku hadla inoona eg, waayo ninka hooyadi,aabihii iyo walaalkii dilaaya ee u adeega gumeysiga inaga maaha. Kaa duud furan ee ku soo dhawaada


Waxaa Qoray Axmed Cumar
Shilaabonews.com