Qaybta Warka
Dhambaal, Furan, oo Ku Wajahan Madaxada Jabhada Wadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO,

Ciidamada Wayaanad, ee Itoobiya, oo Dad shacaba ku Laayay Tuulada Galaalshe,

Jigjigga maxaa ka dhigay timir xabaal taalaa”? Ogadeniyana itoobiyaa gumeysata Jigjiggana Ina Iley!!!!

Socdaalkii Naftii Hure Maxamed Shariir iyo Xaalada guud ee Ogaadeniya,

Ciidan, Cusub oo Boolisa oo Jubbaland ay leedahay oo Saaka lagu arkay Wadooyinka Magaalada, Kismaayo

Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaadhay Xarunta Dhexe ee Jabhadda

Wararka nagasoo gaadhaya Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya in dagaalo isugu jira kamiino iyo weeraro lagu qaaday askarta daalan ee gumaysiga Ethiopai ee kusugan Dalka Ogaadeeniya.

NH/CWXO ayaa waxay bilihii ugu dambeeyey wadeen howlgalo lagu naafaynayo gaadiidka dhulka ee gumaysiga Itobiya si looga jaro askarta bakhtiyaysa ee gumaysiga sahayda yar ee ay ugu talagaleen gunaysatada Tigreegu. Qorshahaas milatari ee lagu naafeeynayey gaadiidka dhulka ee gumaysiga ayaa waxaa barbar socday howlgalo waayeyn oo milatari oo ay qaadeen NH/CWXO oo uu ugu dambeeyey Hawlgalkii loogu wanqalay Doofaarka Celiyay.

Hadaba warbixinada milatari kuwoodii ugu dambeeye ee nagasoo gaadhay Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa ahaa dagaalo u dhacay sidatan;

-         23/07/2012 kamiin si qorshaysan loogu dhigay askarta mooraalka jabsan ee gumaysiga Itobiya meesha lagu magacaabo Boodhcaano ayaa waxaa lagaga dilya 5 askari.

-         17/07/2012 Dagaalo kakala dhacay Deegaanada kala ah Libaaxle, Qudhacle iyo Goora-dheere oo kawada tirsan Iimay-bari ayaa waxaa askarta gumaysiga Ethiopia lagaga dilay 5 askari halka dhaawacuna uu kor udhaafayo 10 kale.

-         28/07/2012 kamiin loo dhigay gaadiid milatari oo uu gumaysigu lahaa oo marayey Deegaanada kala ah Laxmaal iyo Buurgaal oo Dagmada Wardheer ee xarunta Gobolka Doollo kawada tirsan ayaa waxaa gaadiidka gumaysiga lagu gaadhsiiyey khasaare lixaadleh

-         22/07/2012 Deegaanka lagu magacaabo Cirday dagaal kadhacay ayaa waxaa askarta daalan ee gumaysiga gabalkiisu dhacay lagaga dilay 2 askari

 

ONA.