Qaybta Warka
Dhambaal, Furan, oo Ku Wajahan Madaxada Jabhada Wadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO,

Ciidamada Wayaanad, ee Itoobiya, oo Dad shacaba ku Laayay Tuulada Galaalshe,

Jigjigga maxaa ka dhigay timir xabaal taalaa”? Ogadeniyana itoobiyaa gumeysata Jigjiggana Ina Iley!!!!

Socdaalkii Naftii Hure Maxamed Shariir iyo Xaalada guud ee Ogaadeniya,

Ciidan, Cusub oo Boolisa oo Jubbaland ay leedahay oo Saaka lagu arkay Wadooyinka Magaalada, Kismaayo

Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Odayaasha, Dhaqanka oo ka Dareeray Dastuurka Xaaran ah ee Loo Wado Soomaaliya

1-Haweenka waa inay ka mid noqdaan hayadaha guud ee qaranka madaxawayne iyo raysal wasaareba way noqon kartaa, taasi diinta islaamka ma waafaqsana odayaashu way diideen,

2-Haddii dhulka soomaaliya uu ka dhasho khilaaf calami ah wada hadal halaga galo ayaa ku qoran dastuurka xaaranta ah ee soomaaliya ay u qoreen kuwo cadaw ah iyo jahiliin xukun doona, odayaashu waxay leeyihiin maxaaba galiyay gor gortan dhulka soomaaliya 
3-muwaadiniinta oo dhan way simanyihiin, diinta ay doonanba ha hayastaanee rag iyo haweenba marka taas way diideen odayaashu oo waxay sheegeen in diinta islaamka wax loo dhimayo, qodobkaasna meesha laga saaro lakiin kii madaxwayne ku sheega ahaa isga waxaa u daran xukunka diinba wax kama galin, sakiina warkiisaba dhaaf gaasna awalba diin ha ku sheegin,
4-waxaa ku jirta qaan gaarka caruurtu ha noqdo, 18 sano jir waa layaab diintii islaamka ayaa la rabaa in meesha laga saaro
 dhinaca kale Puntaland iyo faroole iyagu waxaaba u daran soomaali oo wax noqota iyo qaranimo istaagta waxayna arintooda ku soo koobeen anaga Dawlad goboleed ha noogu yeedhina ee na dhaha dawladaha Xubnaha ka ah Janhuuriyada Federaalka ah 
waxaa hubaala in dastuurkanu ka turjumayo sidii dhulka Soomaaliya loo xalalaysan lahaa inta ka hadhay ee mudadii 20ka sano ahayad ku jirtay dagaalka Sokeeye 60kii xoriyadii ka dibna la qaatay dhulkii uugu waynaa iyo kii uugu nacfi badnaaba marka waxaa loo soo dhigtay, intii labada ahayad ee u ekayad tirada 7, aloow adaa waynee dhagartooda ka dhig mida aad u maleegayso adigu, ku soo saar oo eeboow ka qabo dhulka dadka islaamka ah

Diyaariye
Caliyare