Qaybta Warka
Dhambaal, Furan, oo Ku Wajahan Madaxada Jabhada Wadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO,

Ciidamada Wayaanad, ee Itoobiya, oo Dad shacaba ku Laayay Tuulada Galaalshe,

Jigjigga maxaa ka dhigay timir xabaal taalaa”? Ogadeniyana itoobiyaa gumeysata Jigjiggana Ina Iley!!!!

Socdaalkii Naftii Hure Maxamed Shariir iyo Xaalada guud ee Ogaadeniya,

Ciidan, Cusub oo Boolisa oo Jubbaland ay leedahay oo Saaka lagu arkay Wadooyinka Magaalada, Kismaayo

Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Aadamuhu Waa Muquustee, bal Fiiri, Qabriga Kuma Quus Qaataan, Qalbi adagaa, Nimanku

Sida aad ka aragtaan Sawirkan waxaa, ka muuqda Nimanka Jaahilada ah ee loo maqaar saaray dalka Soomaaliya, hadad u fiirsato waa niman aan lahayan Meekhaan siyasadeed mid Wadaninimo, mid Ala ka cabsi iyo Mid Xishood toona, taariikh ahaan hadaad u fiirsato, Waa mid ka ahaan jiray, Soomaaliya Macalin Dugsi quraan dhiga, oo tuuray kitaabkii, una badheedhay dhaca kaalmada  Masaakiinta iyo dadka tabaalaysan,  midka kalena wuxuu ahaa  Qaad wale aan wax cilmi iyo siyaasad toona soo marin oo ka buuxasaday Jeebka Gargaarkii, loogu tala galay Masaakiinta iyo ku kale oo deganaa Maraykanaka oo u soo shaqo tagay inuu soomaaliya ka soo buuxsado jeebka kaga daranee markaad u fiirsato sawirka ay ka muuqdaan, waxay dul tagan yihiin Qabri, markaas lagu asayay Gudoomiyihii Baarlamaankii Lixdameeyadii Sheekh Mukhtar, waxaa layaab ah kuma quus qadanayaan oo kama  dhaadhacsana inay halkaas ku danbayan doonaan, daqiiqad wax ka yarna  ay ku imaan karto Ajashu, ninka Hunguriyeeyay Soomaaliya xilkeeda, maanta oo ala kacabsigii dhamaana u tuuray, miyaynan la qumanayan in uu fakaro oo uu xolaha Masaakiinta loo soo dawaray, intuu iska dhaafo uu umada wax uugu qabto, Aloow xaqa na waafaji ileen wadad kitaab xoora waxba ka xishoodo, bal u fiirso xigmada Aragtida uu ka bixiyay Abwaanka Qalinka Sawir gacmeedka Xigmada ku dhisan ee Amiin Caamir,  aloow soo hanuuni


 





Gaacuur Shilaabonews.com