Qaybta Warka
Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Wargeyska San Diego Union Tribune oo ka hadlay OYSU San Diego iyo munaasabadda,Walk to end genocide”

Daawo,Barnaamjka, Ilays TV Norwey Tacadiga Ogadeniya iyo Xuquuqul Insaanka

Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdi KMG ah oo ay ku shaqeyn doonto Dowlad goboleedka Jubbaland

Daawo, Ilays,TV, iyo Khudbadii Shirkii, Melbourn, Gudoomiye Ku Xigeenka, ONLF, Mudane Maxamed Ismaaciil,

shirwaynihii faraca Jaaliyada, Gauteng South Africa oo guul kusoodhamaaday

Baabuur Laga Gubay Gumeysiga Ethiopia iyo Dagalo saaka lagu qaday Woyanaha

Shilaabonews.com

 
Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeeniya Gaar ahaan Xarunta Dhexe ee JWXO ayaa sheegaya dagaalo weeraro ah oo ka dhacay Deegaano kamid ah Gobolka Jarar ee Dalka Ogaadeeniya, Dagaaldaas ayaa waxaa askarta gumaysiga loogu gaystay khasaare lixaad leh waxayna udhaceen

20/07/2012 Mundulka oo Dagmada Dhagaxmadow ee Gobolka Jarar katirsan ayaa waxaa halkaasi cutub katirsan NH/CWXO ku weerareen Maleeshiyaadka hawaarinta iyo askar gumaysi oo halkaasi joogay waxaana lagaga dilay maleeshiyadii hawarinta 4 askari.


Weerarkaas kadiska ah markii uudhacay waxaa khal-khal ku dhacay askartii gumaysiga ee halkaasi joogtay waxayna miciin bideen cagahooda. Deegaankaasi ayaa waxay NH/CWXO kaga furteen Qalab Milatari oo isugu jira Hub,Daawo,Raashin iyo saanad milatari oo farabadan




Markii weerarka lagu qaaday Deegaanka Mundulka ayaa waxay NH/CWXO Jidgooyo dhigeen inta udhaxaysa Dagmada Dhagaxmadow iyo Mundulka oo isu jira Masaafo ka yar 40 daqiiqo, waxaana halkaasi lagu helay gurmad ay askarta wayaanuhu usoo direen deegaaka cagta lamariyey iyadoo halkaasi lagaga gubay laba Baabuur oo kuwa ciidanka ah waxaana halkaasi ku basbeelay Baabuurtii iyo askartii saarnayd




Aroornimadii saakay oo ay Taariikhdu ahayd 22 /07/2012 ayaa waxaa weerar lagu qaaday Deegaanka Duudshariif oo udhow Magaalada Birqod ee Gobolka Jarar waxaana halkaasi loogu gaystay askartii wayaanaha khasaare lixaadleh iyadoo ay NH/CWXO deegaankaasi kasii daayeen dad aad ufara badan oo rayid ah oo ay askarta wayaanuhu deegaankaasi ku wax yeelaynayeen.


  Xigasho
- ONA