Qaybta Warka
Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Wargeyska San Diego Union Tribune oo ka hadlay OYSU San Diego iyo munaasabadda,Walk to end genocide”

Daawo,Barnaamjka, Ilays TV Norwey Tacadiga Ogadeniya iyo Xuquuqul Insaanka

Ergadii Shirka Kismaayo oo ansixisay Axdi KMG ah oo ay ku shaqeyn doonto Dowlad goboleedka Jubbaland

Daawo, Ilays,TV, iyo Khudbadii Shirkii, Melbourn, Gudoomiye Ku Xigeenka, ONLF, Mudane Maxamed Ismaaciil,

shirwaynihii faraca Jaaliyada, Gauteng South Africa oo guul kusoodhamaaday

Bananbixii Dalka Belgium, Ka Dhacay, oo Maanta Guul Ku Dhamaaday, iyo Sawirdii

Bananbaxan ayaa ku dhamaaday Guul, waxaana ka soo qayab galay dhamaan Jaliyadaha, Reer Ogaadeniya, ee ku kala nool Qarada Yurub, Jaliyada Ogaadeniya, ayaa, waxaa ka muuqday, qiiro aad u wanagsan waxana ay ku muujiyeen fikirkooda inay sii wadaan Dadaalka, ay uugu jiraan sidii ay calamka uugu soo bandhigi lahayeen, dhibatada ay Xukumada Wayanda, ee Itoobiya ay ku hayso Shacabka Soomaaliyeed sidaad daradedna ay ka codasadeen Deeq bixiyaasha, Midowga Yurub inay  Joojiyaan dhaqalaha ay siiyaan Xukumada Kaliged taliska ah ee Wayanada,oo gumaad bahansan ku haysa Caruurta Haweenka iyo Dadka aan is Difaaci karin, si kastaba ha ahatee, Bananbaxa ayaa ku dhamaaday, Jawi aad u wanaagsan, waxaana Galabtaba ay bilaabeen Jaliyaduhu inay ku noqdaan Wadamadii ay ka yimaadeen , sidoo kale waxaa la kulmay saraakiisha Midowga yurub Qaar ka mida Hawal wadeenada Jaliyada Ogaadeniya ee Qarada Yurub, oo u gudbiyay, sarakiisha Midoga yurub iyo xafiiska Deeq bixiyaasha Cabshadooda ku saabsan sida loogu dhibaateeyo Shacabka aan waxba Galabsan ee ay dhibatada ku hayso Xukukada Wayanadu,





Gaacuur 

Shilaabonews

Brussel