Qaybta Warka
Dhambaal, Furan, oo Ku Wajahan Madaxada Jabhada Wadaniga Xorayanta Ogaadeniya ee JWXO,

Ciidamada Wayaanad, ee Itoobiya, oo Dad shacaba ku Laayay Tuulada Galaalshe,

Jigjigga maxaa ka dhigay timir xabaal taalaa”? Ogadeniyana itoobiyaa gumeysata Jigjiggana Ina Iley!!!!

Socdaalkii Naftii Hure Maxamed Shariir iyo Xaalada guud ee Ogaadeniya,

Ciidan, Cusub oo Boolisa oo Jubbaland ay leedahay oo Saaka lagu arkay Wadooyinka Magaalada, Kismaayo

Daawo, Nin Ka Sheekaynaya, Qaabkii uu kaga mid noqday, Ciidanka Hawaarinta

Daawo, Sheekh, Axmed Madoobe, oo Loo Doortay Madaxwanaha Jubbaland,

Daawo, Ilays TV, oo soo bandhitay, Beenta, Cabdi Ubo, oo laga duubay Filim Qarsoodi ah

Heestii, Hambalyo,jwxo iyo Ilays TV, Codkii Farxiya Ladan,

Bandhigii, Ha ka hadhin, Halganka iyo Hidaha, Bulshada, iyo Kooxda Danab, ee Bariga Afrika,

Radio, Xoriyo, oo Waraysi La yeelatay, Naftii, Hure Maxamed Xasan Qaari, oo Ka Baxsaday Gacanta Gumaysiga,

Cabdi Iley – Shacabka Somaaliyeed ee Ogadenya iyagaa bilaabey dagaalka oo Tigreega ka gardarnaa

Ururka, OYSU, oo farax Cusub ka Furtay Goblka Galbeedka, Canada ee Aberta, Edmonton

Cadaani Hirmooge Afhayeenka Jabhada JWXO, oo ka waramaya goosashada Maleeshiyada Qaatiliinta.

Daawo, Bananbax looga, soo Horjeedo, Madaxwayne, Culusoowga Soomaaliya,

Daawo, Xaflada, ay Wada Qabteen Ururka OYSU, iyo Jaliyada, Minneapolis, ee Dalka Maraykanka,

Dagaalkii, Sandhooleey, Waxaa Cadawga loogu gayastay Khasaaro, naf iyo Maalbaba leh

Mar, Kale iyo Kulanti Wanaagsan. iyo Waliba Mudadadii Bisha ahayad, een kala maqanayan

OYSU San Diego oo ka qaybgalay sannad-guuradii 2aad ee Walk to End Genocide

Dawlada, Maraykanka, oo dib uuga laabatay, in Cunaqabatayantii Hubka laga Qaado Soomaaliya,

Ceebtii Faroole Ka Raacaday, Boqashadii uu Jigjga Ku Tagay, Xitaa, Dabaqoodhigii Diide.

Todobaadkii hore markii uu tagay Faroolaha Puntaland, Magalada Jigiga, ee Dalka Ogaadeniya, ayaa wuxuu la kulmay Odayaasha reer Ogaadeniya ee ku sugan Jigjiga, Faroole, ayaa Markii hore Calaacalay, oo yiri waxaan aad uuga xumahay, Hadaladii  foosha Xumaa. ee iga dhacay Sanadkii 2010kii, ee ahaa in dadka reer Ogadenya yihiin Itoobiyaan, Afkuna naga dhexeeyo, sidaas awgeedna  waxaan waydisanaya, wax garadka marka hore, in la i cafiyo, marka labaad waxaan idinku imid inaan mideeyo Daarood, oo waxa la igala qabto arintaas, markii uu hadalkiisii Dhamayastay ayaa waxaa  jawaabtii loo gudbiyay, Cabdullahi Dhoodaan, oo siiyay Jawaab cad oo ah marka hore Faroolow, inta aadan Midaynin Daarood, waxaad soo midaysaa Harti iyo Majeerteen faroole ayaa ka hadlay oo kale Gobolada Jubooyinka iyo wixii Soo kala qabsaday Absame, iyo Harti hase yeeshee Dhoodaan ayaa mar kale u sheegay, inaysan Faroole khusaynin arinta, Jubooyinku marka, uu iska iloobo waxa uu ka hadlayo, Marka laga reebo sawirkii Universal oo qudha, waxaa Faroole la soo daristay Ceeb iyo waji gabax uu kala kulmay Odayaasha reer Ogaadeniya ee ku sugan Jigjiga, Dhinaca, Kale xitaa Ina Ileey Ubo, ayaa Diiday markii hore Qabilada Faroole, Waloow Abihiis Males Daanyeer uu markii Danbe siiyay, amar ah inuu Qabilo Camiilkisa Faroole oo ka mida ah Camiilada uu Males Ku leeyahay Dalka Soomaaliya, Mid ka mid ah Goobjogayaasha oo Shilaabonews, u soo dusiyay arintan ayaa sheegay, in Faroole, oo aad u niyad xun uu ka noqday Jigjiga, xitaa ina Ileey Wayane ayaa diiday oo yiri kuma qaabili karo markii horaba lakiin ina ileey ma ahayan nin leh, awood uu wax ku diido ama ku yeelo


Geeljireyare

Shilaabonews

Jigiga