
Waxaa, Marka ay ahayad Sacadu, 8:30kii Subaxnimo xiliga Yurub ayaa si rasmi ah uuga bilaabmay Afaafka Hore ee Xaruunta Midowga Yurub ee Brussel Bananbixii La sugayay ee Jaliyadaha Ogaadeniya, ee Qarada Yurub, Bananbaxan oo lagu diidanyahay, Kaalmada ay Siiyaan, Reer yurub Gumaysiga Itoobiya, ee ay hormuudka ka yihiin, kooxda Maxaysatada Wayanada oo ka wada Xasuuq baahsan Dalka Ogaadeniya, Bananbaxa ayaa ku bilaabmay Jawi aad u Wanaagsan, iyada oo ay Dadku ku Dhawaaqayaan halku dhigyo ay ka mid yihiin, Free Ogadeniya, We Went Justice We Want now Stop Stop Ogaden, Mascara iyo Halku dhigyo kale oo fara badan oo ku baxaya Luuqado kala gadisan oo luqadaha Qarada Yurub lagaga hadlo, Hadii alaah Ogalaado Sawirada iyo Wixii ka soo Kordha waxaan idinku soo Gudbin Doonaa, Wararka Danbe