
.
Dalka Kenya Waa dal Dimuqraadi ah oo ay saxafadu Xor tahay isla markana Soo daaya Xaqiiqda rasmiga ah ee ka jirta Geeska Afrika, Dabacan kama farxin doonto Xukumada Kaligiis taliska ah ee Wayanada oo ah Mid Jaahiliina, oo la yaabta saxafada Xorta ah, Wararka lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Xukumada Wayanadu ay u gudbisay Dacwad Xukumada Kenya hase yeeshee Kenya ayaa u sheegtay Jaahiliinta Wayanada in Saxafada Kenya ay tahay mid xora oo aan la joojin karin, Dawlada Kenyana tahay Dawlad shacabkeedu soo doorto, oo wadanka ku joogta doorasho, hadaba Daawo barnamijkan oo ay soo daiyaariyeen Talafishinka KBC, ee dalka Kenya Markii ay booqdeen dadka Reer Ogaadeniya ee uu ka muuqdo Jirdilku, oo uuga waramaya dhibatada ay u gayasteen Cadawga Wayanadu, iyaga oo ku sugan Xeyaha Qoxootiga ee dalka Kenya ee Dhadhaab,