
Ciidamada,Xorayanta Ogaadenya ayaa Weerar ku qaaday Cidamo, Wayana ah kuna Socaday Dhinaca Xaduuda Soomaliya iyo Ogaadeniya Cidamadan oo Marayay, Deeganka Lafaha Wayan, oo u dhaw Tuulada Dhanbacaad, oo ka tirsan Degmada Shilaabo ayaa lagu soo waramayaa in loo gayastay khasaaro baxad leh, Dadka ku sugan aga Lafaha wayan ee Dhanbacaad, ayaa shegaya in ay arkayeen laba gaadhi oo nooca Uralka, ah oo gubanaya Wadada jayga dheer ee isku xidha Ogaadeniya iyo Xuduuda Soomaaliya, dadka deeganka ayaa ka firxaday aaga weerarku ka dhacay ka dib markii ay ka war heleen in Maxaysatada Wayanada loo gayastay Jab iyo halaag wararka ayaa intaas ku daraya in ay, ay halkaas ka daad gureeyeen mayadad fara badan iyo dhaawac in kastoo anan la xaqiijin tirada ka bakhtiday ama ka dhawacantay cadawga, walool la arkayay, gawaadhida ku bas beeshay, ee ay kaga tageen wadada, wixii warar dherada ee ka soo baxana Waxaan idinku soo gudbin doonaa hadii alaah idmo wararkanaga danbe